Daawo: Wasiiru Dawlaha Madaxtooyadda Oo Dhinac Iskaga Leexiyay Eedo Uga Yimi Golaha Deegaanka Hargeysa  

Hargeysa (Berbera news) Wasiiru dawlaha Madaxtooyadda Somaliland Maxamed Muuse Abeer ayaa jawaab ka bixiyay eedo uga yimi saddex Xildhibaan oo ka tiran Golaha Deegaanka Hargeysa, kuwaas oo ku eedeeyay inuu sabab u yahay khilaafka dhinaca muranka dhulka ee u dhexeeya Goleyaasha deegaanka Hargeysa iyo Degmadda Salaxlay.

 

 

Halkan ka Daawo.

 

Berbera news/Hargeysa