Daawo: Dib U Milicso Weedho Uu Rayaale Kaga Hadlay Qaadiyadda Somaliland “Dadaalka Aynu Ugu Jirno Qaadiyadeena Maaha Wax Sahlan”

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin 11 Jul 2007-kii mar uu safaro ku marayay dalal ka mid ah qaaradda Afrika waxa uu ku sheegay inay dadaal dheeraad ah u gelen sidii caalamka loo gadhiisan lahaa qaadiyadda Somaliland.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.
http://youtu.be/zoay-dZQO9o
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa