Daawo: Duqa Caasimada Hargeysa Oo Ku Tiiraabay Weedho Shaki Geliyay Lahaanshaha Dhul Loo Dhisayo Dab-damiska Hargeysa

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltcelco) ayaa hadalo shaki geliyay dhul maanta loo dhagax-dhigay xarun ay yeelanayso dab-damiska Magaaladda Hargeysa, waxaanu sheegay in dhulkaasi uu bixiyay Madaxweyne Siilaanyo, isaga oo xusay in dhulkan lahaanshihiisa ay dad ku muransan ay Dacwadd furteen.
Halkan Ka Daawo.
 
http://youtu.be/vxCjLY_UxCw
 
 
Berbera news/Hargeysa.