Daawo: Madaxdhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Biyaha Deegaanadda Xuboweyne Iyo Jaleelo

Hargeysa (Berbera news) Odayaal dhaqameedkan oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay muranka ka taagan biyogelinta Magaalada Hargeysa ee la soo-marinayo deegaanadda Xuboweyne iyo Jaleelo oo ay beel ahana degaan, waxaanay sheegeen in cid aan Xukuumadda ahayn aanay faro-gelin arrimaha ku saabsan Biyahaasi.
Halkan Ka Daawo.
http://youtu.be/_WsIXu3Mg6I
 
Berbera news/Hargeys