Daawo: Nin Shacab Ah Oo Ku Dooday Inuu Leeyahay Dhul Maanta Loo Dhagax-dhigay Dab-damiska Hargeysa

Hargeysa (Berbera news) Nin Shacab ah ayaa ka sheegay goob ay maanta Wasiiro Xukuumadda ka tirsani ay ku dhagax-dhigeen dhul loo dhisayo dab-damiska Hargeysa, waxaanu weedho kooban ka yidhi halkaasi oo uu ku sheegay in uu isagu leeyahay dhulkan.
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/5d2hRmreBdY
Berbera news/Hargeysa.