Daawo: Weedhihii Uu Madaxweyne Siilaanyo Bulshadda Codkaga Kaga Helay Iyo Saluuga Ay Maanta Ka Qabaan Hoggamintiisa.

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa muddadii uu ahaa Mucaaridka ayaa waxa uu Shacabka uu u jeedin-jiray khubaddo dhaliilo kala duwan ugu jeedin-jiray Xukuumaddii Daahir Rayaale Kaahin, isaga oo xiliyo kala duwan Fagaarayaasha kaga tiiraabi-jiray balan-qaadyo uu ku sheegi-jiray inay haddii hoggaaminta Somaliland loo doorto uu la dagaalami-doono Musuq-maausqa, Qabyaaladda iyo eexdda.
http://xarshinonline.files.wordpress.com/2010/05/axmedsiilaanyo_taageero.jpg?w=696
Bulshaddii codka siisay Madaxweyne Siilaanyo ayaa qaarkoodda waxay maanta Saluug ka muujinayaan Hoggaminta Madaxweyne Siilaanyo, iyagga qaarkood ay dhawaan ku biireen Xisbiyadda Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI.
Halkan Ka Daawo Warkan.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.