Daawo: Wasiirkii Cusub Oo Xidhiidhka Goleyaasha Oo Xilkii La Wareegay Iyo Weedhihii Laga Jeediyay Maddasha

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka cusub ee Todobaadkan uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Cali Xaamud Jibriil ayaa maanta Xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Aadan Axmed Warsame.
 
Halkan ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa.