Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Xukuumadda U Soo Jeediyay Inay Ka Baxddo Wadda-hadalada Ay Kula Jirto Somalia

Hargeysa (Berbera news) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta dhexe ee Xisbigaasi ee Magaaladda Hargeysa ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka baxdo wadda-hadaladda ay kula jirto Dawladda Somalia, kuwaas oo lagu waddo inay bisha sideedaadd ee Sanadkan ay ka furmaan Dalka Turkiga.
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
Berbera news/Hargeysa.