Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Waddadda Isku Xidha Hargeysa Baligubadle

Hargeysa (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay weheliyaan Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nac-nac) iyo Xildhibaan Mubaarik Cabdi Mala woo ka mid ah Golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta Komeer ku tagay dhismaha waddada cusub ee isku xidha Magaalooyinka Hargeysa iyo Baligubadle, waxaanu sidoo kale Madaxweynuhu ku xigeenku uu xadhiga ka jaray waddo 1 Km ah oo laga hir-geliyay Degmadda Axmed-dhagax ee Magaaladda Hargeysa.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.