Daawo Guddoomiyaha Gobolka Awddal Iyo Duqa Boorama Oo Kormeer Ku Maray Qaybo Waddooyinka Magaaladda Boorama Oo Dib U Dhis Lagu Waddo

Boorama (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Awddal Cabdo Axmed Aayir iyo Duqa Dgemadda Boorama Saleebaan Xasan Xadi ayaa manta kormeer ku soo maray qaybo ka mid ah Magaaladda Boorama.
Halkan ka daawo.

Berbera news/Boorama