Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ururadda Bulshadda La Yeeshay Kulan Lagu Xoojinayo Wadda-shaqayntoodda

Burco (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururadda NGO-yadda ka hawl-gala Magaaladda Burco, kulankaasi oo la sheegay in lagaga wadda-hadalayay wadda-shaqayn dhex-marta Maamulka Gobolka iyo Ururadaasi.
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/JnBimQKvZCs
Berbera news/Hargeysa