Daawo: Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka Oo Iska Difaacay Eedo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyadda qaranka Somaliland Aadan Axmed Nugaal oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa ayaa iska difaacay eedaymo looga jeediyay Nidaamkii loo xulay Shirkaddii ku guulaysatay Diwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland, waxaanu sheegay in eedahaasi ay u jeediyeen Xisbiga UCID aanay waxba ka jirin.
 
 
Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/Lip5uEzjHT0
 
Berbera news/Hargeysa.