Daawo: Nin Ka Mid Ah Dadkii Al-Shabaab U Fududeeyay Inay Weeraraan Madaxtooyadda Somalia Oo La Soo Ban-dhigay

Muqdisho (Berbera news) Ninkan maanta la soo bandhigay ayaa lagu sheegay inuu Al-Shabaab u fududeeyay inay weerar ku qaadaan habeen hore Xarunta Madaxtooyadda Somaliya.
 
Halkan ka Daawo.
http://youtu.be/3EqRR5l-dSA
Berbera news/Hargeysa.