Daawo:  Wasiirks Duulista Oo Weedho Ay Qoomamo Ka Muuqato Kaga  Dareen Celiyay Maamulka Hawadda Somaliland Ee Uu Kasaban-kari Waayay

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Duulista iyo hawadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa waxa uu ku sheegay in Muranka ka taagan Maamulka hawadda ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya ay keeni-karaan in laga baxo wada-haddalada u socda Dawladda Somaliland iyo Somaliya.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa