Daawo: Wasiirka  Warfaafinta Oo Sheegay In Go’aamo Laga Soo Saaray Khilaaf Ka Dhashay Biyo Gelinta Hargaysa

 Hargeysa (Berbera news) Shir jaraa’id oo uu maanta Magaaladda Hargeysa ku qabtay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) waxa uu ku sheegay in Xukuumaddu ay go’aamo ka soo-saartay khilaaf ka dhashay qaybo ka mid ah biyo-gelinta Magaaladda Hargeysa oo ay Somaliland ka caawinayso Dawladda Iimaaraadka Carabta.
 
 
 
Halkan ka daawo.
http://youtu.be/c9hrZKHqdmk
 
 
Berbera news/Hargeysa.