Dawladda Yemen oo Somaliland soo gaadhsiiyay Deeq

Hargeysa-(Berberanews)-Dawladda Yemen, ayaa ugu deeqday Somaliland timir iyo kutub ay ugu tallo-galeen in la gaadhsiiyo qaar ka mid ah gobollada Bariga Somaliland, gaar ahaan Laascaanood iyo Buuhoodle.
Mucaawimmadan oo ay shalay Madaarka Cigaal soo gaadhsiiyeen laba diyaaradood oo ay leedahay dawladda Yemen, waxaa ka guddoomay Wasirika Diinta iyo Aw qaafta iyo Agaasimaha XafiiskaSamo-falka Madaxtooyadda oo uga mahadceliyay Dawladda Yemen Deeqdan ay Somaliland soo gaadhsiisay.
Halkan ka daawo sawirrada deeqdan.
IMG_0110
IMG_0100
IMG_0045
IMG_0059
IMG_0071