Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhimse Cusub Oo Ay Yeelanayso Wasaaradda Duulista Iyo Hawadda + Sawiro

Hargeysa (Berbera news) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo ay yeelanayso Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland, waxaanu sidoo kale Madaxweynuhu xadhiga ka jaray Mashaariic kale oo laga hir-geliyay Madaarka Cigaal Interantional Airpot ee Magaaladda Hargeysa.















 
Halkan Ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa