Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay In Xoriyaddiisii Loo Celiyay Guddoomiyihi Wargeyska Haatuf

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in Xukuumaddu ay xoriyaddiisii u celisay Guddoomiyihii Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo dhawaan ay Maxakmadda Gobolka Maroodi-jeex ay ku riday xukun saddex sandood oo xadhiga ah, 50 Milayan oo  Shilinka Somaliland ah iyo in Ogolaanshiyihii shaqo lagala noqdo Wargeyska.
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.