Daawo: Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo Hawl-gal Ay Sameeyeen Ku Qabteen  Maleeshiyo Ka Mid Ah Khaatumo

Hargeysa (Berbara news) Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ee Qaybta 12aad Ee Gobolka Sool Gaashaanle sare Axmed Hurre Haariye ayaa ka waramay xubno ka mid ah kooxdda Nabadiidka ah ee Khaatumo oo ay Ciidamadda qaranku ay gacanta ku dhigeen.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa