Daawo: Mudanayaal Ka Tirsan Golaha Wakiladda Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Shirkadd La Siiyay Qadaraaska Diwaangelinta Muwaadiniinta Somaliland

Hargeysa (Berbera news)  Mudanayaal ka tirsan Golaha Wakiiladda oo warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka Somaliland ayaa sharci-darro ku tilmaamay Shirkad waddani ah oo ay Guddida qardaraasyadda qaranku ay siiyeen inay Somaliland ka hir-geliso Diwaangelinta Madaniga ah.
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.