Daawo “Waxaan Qabaa In Umaddu Xukuumaddan In Ay Mar Labaadd  Codkoodda Siinayaan” Wasiir Samaale

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo Waraysi siiyay Tv-ga Horn Cable TV ayaa sheegay inay rajo ka qabaan in Bulshaddu ay marr kale codkoodda siiyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa