Daawo: Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Sheegay In  Aanu Jirin Kulan Ay  Imaaraadka Ku Yeesheen Guddoomiye  Cirro Iyo Madaxweynaha  Somalia

Hargeysa (Berbera news)  Mudanahan oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay In aanu jirin kulan ay Dalka Imaaraadka  Carabta ay ku yeesheen Hoggaanka Xisbiga waddani iyo Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud Hadalkaasi uu hore u sheegay Xildhibaan Bukhaari.
 
 
Xildhibaan Bukhaari ayaa isagu sheegay in hogaanka Xisbiga Waddani iyo Madaxweynaha Dawladda Fadaraalka Somaliya ay kulan ku yeesheen Imaaraadka, ayaa Mudanahni waxa uu sheegay in hadalkaasi uu yahay mid aan sal lahayn.
 
 
 
Halkan Ka Daawo.
 
 

 
 
 
 
 
 
yy 6
 
Berbera news/Hargeysa