Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Wasaaradda Duulista Iyo Hawadda Ku Sifeeyay Xarun Lagu Lunsaddo Dhaqaalaha Bulshadda

Hargeysa (Berbera news) Xoghayaha Qorshaynta  Xisbiga WADDANI ayaa Cabdirashiid Maxamed Riyo-raac sheegay in Wasaaradda Duulista iyo hawadda Somaliland ay sifo aan waafaqasanayn sharciyadda dalka ay shacabka kaga urursato cashuur xaaraan ah xiliyadda ay ka dhoofaan Madaaraddaka  Waddanka.
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa