Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Oo Baaq U Diray Waalidiinta Dhalinyaro Rabashaddo Sameyay Iyo Kana Hadlay Dil Dhawaan Ka Dhacay Degmada Maxamed Mooge

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali Jeeniyare ayaa ka waramay dil dhawaan ka dhacay Degmadda Maxamed Mooge oo Magaaladda Hargeysa, kaas oo loo qabtay inay ku eedaysan inuu ka dambeeyay dilkaasi, waxaanu sidoo kale baaq u diray Waalidiinta Dhalinayaro Rabshaddo ka sameeyay xaafaddo  ka mid ah Magaaladda Hargeysa.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa