Daawo: Taliyaha Ciidanka Nabad-gelyadda Wadooyinka Oo Soo Jeediyay In La Adkeeyo Bixinta Liisanka  Waddo-marista

 Hargeysa (Berbera news) Taliyaha Ciiddanka Nabad-gelyadda Waddooyinka Somaliland Gaashaanle dhexe Faysal Xiis ayaa ku baaqay in la adkeeyo qaabka loo bixiyo Liismadda waddo-marista Gadiidka.
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa