Daawo:  Wasiirka Hawlaha Guud Oo Sharaxay Masuuliyadda Saaran Wadda-yaasha Gaadiidka

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka hawlaha guud iyo guyaynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa sharaxay masuuliyadda saran wadda-yaasha Gadiidka, waxaanu sidoo kale ka waramay muhiimadda uu leeyahay Liisakan cusub ee dib u habaynta lagu sameeyay ee ay  Wasaaradda ahaan soo ban-dhigeen.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.