Yaa Ilaahay  Dartii  u Caawinaya

Aabo  Maxamuud Badar Ismaaciil Xasan  waa Aabo Soomaaliyeed Oo degan Magaaladda Hargeysa  waxa muddo  dheer  ka  Xanuunsanaya  will yar oo Uu dhalay  oo da’diisu tahay  13jir  magaciisana layidhaahdo  C.raxmaan Muxumed Badar Ismaaciil Xasan  kaasi oo uu Ku Dhacay  Xanuun naafeeyay  Maskaxda  oo layidhaahdo  (Marajaajis)  kuna dhacay isagoo 8 habeen jira Ilaa waqtigan aan Joognana  La dhibaateysan  xanuunkaasi wiil kaasi  yar oo dhakhaatiirta Dalka Joogta Dhamaantood  Ay Ku taliyeen In dalka Debaddiisa Mooyee Aan Dalka waxba Lagaga Qaban Karin Haddii da’diisu Gaadho  15jirna uu Sidaa ahaan doono weligiiba ee Inta Kahoreysana  laga daweeyo.

c.raxman

Walaalaayaal waxa Dhakhtarka dalka Ka caawiyay oo Kharashka Ka bixiyay  oo sadaqo Jaari ah Ula baxay wiil dhalin yaro ah Ilaahay Haka abaal Mariyee  Hawshaa Gutay Walaalayaal  Qoyska Uu Ka dhashay Wiil Kan yari ayaa ah Danyar aan Nolol maalmeed Koodaba  aan  Helin  Mararka Qaarkood sidoo kalena  Awood U lahayn  Iney Geeyaan dhakhtar  wiil kaa yar

Hadaba waxa Umadda Muslimiinta ah Meelkasta oo ay joogaan Dunida Dacaladeeda si sharaf,Xushmad iyo Qadarinba leh looga  Codsanayaa Iney wiilkaa yar Ku soo  Caawiyaan  Ilaahay  dartii 

Walaalayaal  Ilaahay wuxuu quraankiisa  Kariimka ah Ku  yidhi Marka aad Isku Gargaartaan ayaan idiin Gargaari doona walaalayaal Ummada Islaamka oodhan waad aragtaan  dhibaatadda Qofkaa  Yar  ee Islaamka ah  Haysata waxa laydinku wargelinayaa ineysoo caawiyaan  wiil kaa Yaree Xanuunsanayaa .

Wixii Faahfaahin ah waxaad kala soo Xidhiidhi Doontaan  oo Caawimaddana  ugu soo Hagaajinaysaan  Aabo Muxumed Badar Ismaaciil oo ah aabaha dhalay  wiilka Xanuun sanaya dhinaca kale waxa Lagu wargelinayaa Dadka qurbaha Jooga In Cid alaale Cidii aad Usoo wakiilanaysaan  Sadaqadiina ay Idiin  Furantahay Lana soo Xidhiidhi doontaan Numberkan Hoos Ku xusan

 

Aabo Muxumed Badar Ismaaciil :  00252634485103