Daawo: Maraykanka Iyo Midowga Yurub Oo Isku Raacay Cunaqabatayn Dhaqaale Oo Ka Dhan Ah Ruushka

Hargeysa (Berbera news) Dawladda Maraykanka iyo  Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay Cunaqabatayn dhaqaale oo ka dhan Dawladda Ruusha, waxaana arrintaasi jawaab ka bixiyay Madaxweynaha Dalka Ruushka  Vladimir Putin.
 
 
 
Halkan Ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.