Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Abaalmarino Guddoonsiiyay Arddayadii Kaalmaha Hore Ka Gashay  Tartankii Qu’aanka

Hargeysa (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay Ardayaddii kaalmaha hore ka gashay tartankii Qur’aanka Kariimka  ee Bisha Ramaddaan la qabto.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa