Daawo: Wasaaradda Deegaanka Oo Shaacisay Qorshe Lagaga Hor-tagayo Xaalufka Lagu Hayo Dhirta

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare oo maanta Warbaahinta la hadashay ayaa shaacisay qorshe cusub oo ay Wasaaradd ahaan kula tacaalayaan xaalufka lagu hayo dhirta.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa