Daawo: Wasiir Waran-cadde Oo Ka Waramay Ujeeddada Safar Uu Ugu Kicitimay Dalka Itoobiya

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde  oo Galabta u ambabaxay Dalka Itoobiya, waxaanu Wasiirku ka waramay ujeeddadda Safarkiisa uu ugu baxayo  Dalka Itoobiya.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 

 
 
Berbera news/Hargeysa