Daawo: Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Dibada Somalia Oo Ka Haddashay Eedo Musuq-maasuq Oo Loo Jeediyay

Hargeysa (Berbera news)  Marwo Foosiya Yuusuf X. Aadan oo  ahayd Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Dawladda Somaliya, isla-markaana hadda ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa iska difaacdday eedo ay u jeediyeen kooxdda Qaramadda midoobay u qaabilsan dabagalka hantidda ee Monitoring Group.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa.