Daawo: Musharaxa Madaxweynaha   Xisbiga UCID Oo Cambaareeyay Talaabo  Madaarka Hargeysa Lagaga Hor-istaagay Xubno  Ka Tirsan Xisbga UCID

Hargeysa (Berbera nws) Mushraxa Madaxweynaha  Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay talaabo Galabta Madaarka Cigaal ee Magaaladda Hargeysa lagaga hor-istaagay  Xubno ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, halkaas oo lagu soo dhaweynayay Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga UCID Dr.  Cabdirashiid Xasan Mataan.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa