Daawo: Taliyaha Cusub Ee Booliska Somalia Oo La Soo Ban-dhigay Dembiyo La Sheegay Inuu Hore U Galay

Hargeysa (Berbera news) Taliyaha Cusub Ee Dhowaan loo cimaamaday Taliska ciidamada Police ka Ee Somalia General Maxamed Xasan Oo Ah Masuul Looo Hayso In Uu Xasuuq Dalka Ka Gaystay Xiliigi Kacaanka Ayaa la Sheegay in uu Kasoo Firxaday Dalka CANADA Kadib marki ay Ashkateyeen Muwadiniin Somali Ah Maxamed oo markii ay dhacday dowladdii kacaanka kadib iska dhiibay dalka Canada, ayaa kasoo cararay kadib markii barnaamij ka baxay taleefishinka CBS uu baahiyey sirtiisa iyo dhibaatooyinkii uu ka geestay dalka Somalia.

 

 

 

Halkan ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa