Daawo: Xisbiga UCID Oo Sheegay  In La Soo Celinayo Dooddii Qaran Ee Hore Ay Ugu Baaqeen Mucaaridka Iyo Maddasha Wadda-tashiga

Hargeysa Dooddan Qaran oo hore si wadda-jir ah ay ugu baaqeen in Somaliland laga qabto  Xisbiyadda Mucaaridka, Xubnaha Maddasah waddatshiiga iyo toosinta qaranka ayaa  Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Faysal Cali Waraabe uu sheegay inay  qabashadeedu  muhiim u tahay waxyaabo ay ka mid tahay Siyaasadda Arrimaha Dibadda.
 
 
Faysal Cali Waraabe oo maanta Axad ah Hargeysa ku soo laabtay ka dib safar qaatay Muddo Bil ah ku siman oo ugu maqanaa Dalal ka mid ah Qaaradadaha Ameerika iyo Yurub, waxa ka mid ahaa waxyaabihii safarkaasi  uu ugu baxay ka qayb-galka shir ka dhacay Dalka  Mexico , taas oo  uu ka waramay Waxyaabihii lagaga hadlay
 
 
Xisbiyadda Siyasadda Somaliland iyo Maddasha wadda-tashiga  ayaa Sanadkii hore isla qaatay in la qabto Doodan qaran, wallow aanay u qabsoomin sababa aan la cadayn.
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
 
 
 
yy 7
 
Berbera news/Hargeysa