Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Sheegay  In Dhawaan Uu Hargeysa Imanayo Nicholas Kay

Hargeysa (Berbera new) Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in dhawaan uu dalka iman-doono Danjiraha Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay.
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa