Daawo: Boqo Buur-madow Oo Ka Hadlay Kulan Ay Buuhoodle Ku Wadda-yeesheen Cali Khaliif Galaydh

Hargeysa (Berbera news) Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa sharaxad ka bixiyay kulan ay Magaaladda Buuhoodle ku wadda-yeesheen Prof: Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ah Masuuliyiinta Khaatumo, waxaanu sheegay in kulankaasi ay wadda-yeesheen ka dib aaskii ALLE ha u naxariistee Garaad Cabdilaahi Garaad Soofe oo Todobaadkan ku geeriyoodday Magaaladda Buuhoodle.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa