Daawo: Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Aanay Aqbalayn Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xukuumadda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seedd aya asheegay in aanay Xisbi ahaa aqbali-doonin Muddo kordhin ay Golaha Guurtiddu u samayso Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
Berbera news/Hargeysa