Daawo: Marxuumadd Saado Cali Warsame Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Muqdisho

Hargeysa (Berbera news) ALLE ha u naxariiste waxa maanta Magaaladda Muqdisho si heer qaran ah loogu aasay Marxuumadd Saado Cali Warsame oo shalay dablay hubaysani ay ku dileen Magaaladda Muqdisho, waxaana aaska ka qayb-galay Masuuliyiinta Xukuumadda Somaliya.
 
 
Halkan ka Daawo.

Berbera news/Hargeysa