Daawo:  Taliska Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland Oo Ka Hadlay Heshiiska Badda Ee Ay  Somalia La Gashay  Qaramadda Midoobay

Hargeysa (Berbera news) Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Cismaan  Cabdi sheegay in heshiiskii ay Dawladda Fadaraalka Somalia ay la saxeexatay Hay’add ka tirsan Qaramada Midoobay oo Masuul ka ah Baddaaha aanu heshiiskaasi wax saamayn ah ku yeelan-doonin Badda Somaliland.
 
 
Taliyaha oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Ilaalada Xeebuhu ay qabteen Ugaad Si Sharci-daro ah looga Dhoofinayay Xeebaha Somaliland.
 
 
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa  Todobadkan mar uu hor-tagay Baarlamaanka Somalia waxa uu sheegay in Dawladda ahaan ay Masuul ka yihiin badda Somalia, isaga oo xusan in Somalia ay Xubin ka tahay  wadamado saxeexay heshiiska baddaha caalamiga ah.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa