Daawo: Boqor Raabi Oo Eedayn U Jeediyay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Iyo Jawaabta Laga Bixiyay

Hargeysa (Berbera news) Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland ayaa eedo u jeeidyay Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Somaliland, isaga oo sheegay inay sifo sharci-darro ah u wadda seero laga samaynayo Deegaanka Qool-cadday ee Koonfurta Magaaladda Hargeysa, waxaana eedaasi jawaab ka bixiyay Agaasimaha guud ee Wasaarada Xanaanadda Xoolaha Jaamac Maxamed Odowaa.
 
 
Halkan ka Daawo.

 
Berbera news/Hargeysa