Daawo: Hoggaamiyaha Ururka Xus-bullah Oo Digniin U Diray Yuhuudda

Hargeysa (Berbera news) Hogaamiyaha dhaqdhaqaaqa Lubnaan ee Xisbullah Sheekh Xasan Nasrullah ayaa balan ku qaaday in ay taageero buuxda la garab istaagayaan shacabka Falastiin ee degan marinka Qaza ee yuhuudu maalintii 19-aad gumaadka ka wado.
Hogaamiyaha Xisbullah ayaa mar uu ka soo muuqday shaashada telefiishanka Bayruut waxa uu fariin xambaarsan digniin u diray dawladda Isreal ee xasuuqa ka wada Qaza, waxaanu Xasan Nasrullah farta ku fiiqay in dagaalku aanu noqonayn Qaza oo keliya.
 
Halkan ka Daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa