FANAANIINTA XIDIGAHA GEESKA WAXAY MUDANYIHIIN SHAHAADO SHARAF

Hargeysa-(Berberanews)-Waa fanaaniin isku duuban waa fanaaniin wada cod Macaan waaa fanaaniin wada da,yar isalamarkaana waa fanaaniin qayb muhiima ka qaata adkaynta qaranimada inta badana waxay soo saaraan heeso wadaniya oo aad u calculus.

Anuu aragti ahaan waxaan qabaa in lagu tixgaliyo fankooda oo heesahooda meel kasta laga sii daayo waayo waa kuwa qudha ee la hubo in ay yihiin wadaniyiin Heesihii sanadkan ay soo saareen waxaa ka mid ahaa;

Muuqaalkii Ugu fiicnaa ee Hees Waddani ah oo ay soo saareen Kooxda Xidigaha Geeska-Daawo

Hadaan loo gu,in godkana loo galin

Hadaan kuman geesi u mudan geerida

Hadaan gobanimo guntiga loo xidhan

Miyaan guran layn midhaha soo go,ay Bal qiyaasa erayadaa wadaniyada ka muuqda anuu waxaan leeyahay waa koox fankii soo noolaysay ee haa lagu taageero fankooda hargaysi wataa noqotay hooyadii fankee

Maxamed cadaawe-

Hargaysa somaliland