“Waan caafimaad qabaa ..” Madaxweyne Silaanyo

London-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa beeniyay in xaaladdiisa caafimaad liidato, isagoo toos uga hadlay caawa Telefiishanka Qaranka Somaliland xaflad ka socotay magaalada London oo uu socdaal ku joogo.

Halkan ka dhegayso