Ciid Wanaagsan, W/Q Mohammed Abdikadir Ali henry

Maal maheenan ciidee wanaagsan waxan ugu hambalyayanay curashaada munasibada ciidal fitriga ciid wanaagsan kulu sanah wa antum
 
Waxa aan hanbalyo udirayaa
Dhammaan ummadda islaam ka meel kastooy adduunka ka joogaan
 
Gaar ahaan umadda somaliland ugu horeeyn bahda saxaafafa madaxbanaan ee ugu horeyso hadhwanaagnews.com iyo shaqaleheeda waxaa kalo uga faidaysanay inaan halkan ka salaamo dhamaan ummada somaliland madaax ila minjo waxan kalo hanbalyo uu diraya kooxda kubada cagta 26juun Ee Xawaadle oo ku guulaysatay koobkii Ramadaanta Kooxda Riyada Fc Qaran Oo Aan leyaah hanbalyo dhamaantiin guul kuna gubabinayo inaay dadaalka halka ka waddan wana astaan wacaan oo ku dayasho mudan kooxda Qaran Fc hanbalyo waxan leyaahy shacaabka iyo masuuliyiin baa
 
Maal maheenan ciidee wanaagsan waxan ugu hambalyayanay curashaada munasibada ciidal fitriga ciid wanaagsan kulu sanah wa antum alfa alfa dayibun taqaballaahu mina wa minkum saalixal acmaal waxaan
 
kollo halkan ku soo gudbinaya gabaay yare oo khuseeya ciida
Ciid camalkii sanbay waajib tahay
ciidan kii noqo,e
caruur tiyo haween kaa xarago
lagu casuumaaye,
cishadaa bakhayl nimo ayaa
ceeba fara weyne
waa calaamad dunidii muslina
caana weligeede
carrab kuna salaan gaarabaa
uu celceli yaaye
kulli caam inaa khayr tihiin
cayn walba usheegye
calooshiinna xaadhoo ka jira
culuq inuu jiifo .
cabsi ( EEBBAHAY ) yay marnaba
ciiro kaa qaqrinin .
cudur daarna haw yeelin iyo cadawga shaydaana .
ceesh kii xalaalana baryada
( CAADIL ) kaga tuuga
cunideeda xaaraan ayay marnaba
buuxin caman kaaga.
Colaadiyo fidmada yaad unoqon . ceelka laga dhaansho .
cisho timiba khayr fala sidaan cadhaba kuu daarin .
carbintii samaan dhalisabaa
lagu cigaalaaye .
codka iyo salaan tana ka dhiga
kii samaan curiya .
nabaduna aday caana iyo
wiil cad kuu dhaliye .
cimrigaa inay leexatiyo
ciiris ka ilaali .
walaal kaa cadaad iyo qodxaha
caran car haw aasin
 
 
BISIN ) KAW QABSADA XAAJADOO
CAAQIL NIMO MUUJA
CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN
SANNAD WALBA INNAKOO NABAd IYO CAAFIMAADA.
 
 
W/Q Mohammed Abdikadir Ali henry
Hadbaari-Caanogeel
Medhenry@hotmail.co.uk