Daawo: Salaaddii Ciidda Ee Ay Shacabka Ku Dhaqan Hargeysa La Tukaddeen Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Xubno Wasiiro Ah

Hargeysa (Berbera news) Kumanaan ka mid ah shacabka ku dhaqan Magaaladda Hargeysa ayaa saaka waxa salaaddii ciidda la tukadday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda.
Halkan ka Daawo.

 
Berbera news/Hargeysa