Xog-hayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga Ucid Waxa Uu Shacbiga Somaliland U diraya Hambalyada Ciida

Halkan Waxan Hambalyo aan lasoo Koobikarin Ugadirayaa Shacbi Waynaha reer Somaliland iyo Dhamaan Muslimiinta Meelkasta oo Joogan Gaar ahaan Taagerayaasha Xisbiga Ucid iyo Madaxdoodaba Munaasibada Ciidal Fidri Waxaan Leeyahay Nabad Kuciida Farxad Kuciida.
 
Marlabaad Waxaan Leeyahay Hambalyo Ilaahay Ha inaga Aqbalo Acmaashii Wanaagsana iyo Soonkii Bishii Ramadaan Kulu Caam Wa Antum Bilkhayr Sanadka kiisa Khayr Ku Gaadha iyo Barwaaqo Ishallah….
 
 
Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka
Xoghayaha Arimaha Gudaha Ucid..