Daawo: Al-Fanaan Maxamed BK Oo Ka Waramaya sida uu u baxay Magaca Fanaaniinta Xiddigaha Geeska Iyo Aaasaaskooddii.

Hargeysa (Hargeysa) Fanaanka codka dahabiga ah ee Maxamed Siciid Cabdilaahi (BK) ayaa ka warbixiyay sidda uu u baxay magaca xiddigaha geeska iyo aasaaskooddii.
 
 
 
Halkan ka Daawo.

 
Berbera news/Hargeysa