Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen!

Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waa Astaan Qaran waana Hadafka iyo Himilada Ummadeenna. Waa Midhihii iyo Maxsuulkii Dad iyo Dal iyagu isu tashaday oo guntiga u xidhay inay ka maarmaan gacan hoorsi shisheeye dhan kasta oo ay tahayba. Dhallinyarada Xiddigaha Geesku waxay kasbadeen Quluubta iyo Maanka inta horumarka ummadooda jecel. Murtidooda, Muusigooda iyo Hab-masrixiyeedkooda ayay ku difaacaan Qarannimada, Nabadda, Horumarka, Dal-jacaylka iyo jiritaanka Dalka iyo Dadka Jam. Somaliland.

Read More..

Xidigaha1