Daawo: Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Soo Laabtay Safarkii Uu Ugu Maqnaa Ingiriiska Iyo Itoobiya

Hargeysa (Berbera news) Safarkan Madaxweyne Silaanyo  ugu maqanaa Dalalka Itoobiya iyo Ingriiska ayaa qaatay muddo ku siman Saddex Todobaad, waxaanu Xusayn in uu Kulamo la yeeshay Bulshada Somaliland ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska iyo Masuliyiin ka tirsan Itoobiya oo uu sheegay inay ka wadda hadleen arrimo ay ka mid yihiin xidhiidka Somaland iyo Itoobiya.
 
 
 
 
Halkan Ka Daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.